{"id":204,"date":"2020-12-30T09:07:30","date_gmt":"2020-12-30T09:07:30","guid":{"rendered":"http:\/\/afars.fi\/so\/?page_id=204"},"modified":"2021-01-30T16:43:29","modified_gmt":"2021-01-30T16:43:29","slug":"our-principles","status":"publish","type":"page","link":"http:\/\/afars.fi\/so\/index.php\/our-principles\/","title":{"rendered":"Mabaadi\u00b4dayada"},"content":{"rendered":"\n<ol type=\"1\"><li>Kacdoon shacab oo ku dhisan nabadgalyo. Xalinta qilaafaadka iyadoo loo maraayo wadahadal, dhexdhexaadin iyo dib u heshiisiin.<\/li><li>Waxaan ku dhaqanaa oo aan rumeysanahay doodaxoogan, laakiin ma rumeysnin xooga ku dhisan dooda.<\/li><li>Dimuqraadiyada waxaa loola jeedaa inuu qofku xaq u leeyahay inuu codeeyo.<\/li><li>Rag iyo dumarba inay u siman yihiin xuquuqda kala duwan ee shaqada.<\/li><li>Qof walba inuu xaq u leeyahay inuu diintiisa ku dhaqmo.<\/li><li>In mas\u00b4uuliyada dhaqaalaha iyo shaqooyinka loo siman yahay.<\/li><li>In la wada dhowro xuquuqda insaanka, cadaalada iyo sinaanta.<\/li><li>In hogaaminta iyo mas\u00b4uuliyada shaqada si gaar ahaan loogu tagrifalin.<\/li><\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kacdoon shacab oo ku dhisan nabadgalyo. Xalinta qilaafaadka iyadoo loo maraayo wadahadal, dhexdhexaadin iyo dib u heshiisiin. Waxaan ku dhaqanaa oo aan rumeysanahay doodaxoogan, laakiin ma rumeysnin xooga ku dhisan dooda. Dimuqraadiyada waxaa loola jeedaa inuu qofku xaq u leeyahay inuu codeeyo. Rag iyo dumarba inay u siman yihiin xuquuqda kala duwan ee shaqada. Qof [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"parent":0,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":[],"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/afars.fi\/so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/204"}],"collection":[{"href":"http:\/\/afars.fi\/so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"http:\/\/afars.fi\/so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/afars.fi\/so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/afars.fi\/so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=204"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/afars.fi\/so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":369,"href":"http:\/\/afars.fi\/so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/204\/revisions\/369"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/afars.fi\/so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}