Skip to the content
- Kacdoon shacab oo ku dhisan nabadgalyo. Xalinta qilaafaadka iyadoo loo maraayo wadahadal, dhexdhexaadin iyo dib u heshiisiin.
- Waxaan ku dhaqanaa oo aan rumeysanahay doodaxoogan, laakiin ma rumeysnin xooga ku dhisan dooda.
- Dimuqraadiyada waxaa loola jeedaa inuu qofku xaq u leeyahay inuu codeeyo.
- Rag iyo dumarba inay u siman yihiin xuquuqda kala duwan ee shaqada.
- Qof walba inuu xaq u leeyahay inuu diintiisa ku dhaqmo.
- In mas´uuliyada dhaqaalaha iyo shaqooyinka loo siman yahay.
- In la wada dhowro xuquuqda insaanka, cadaalada iyo sinaanta.
- In hogaaminta iyo mas´uuliyada shaqada si gaar ahaan loogu tagrifalin.